::Aragtida Dadwaynaha/Latest Opinions::

Sayladda ganacsiga dadka ee Puntland! -Qore: Axmed Cali Sahal
Tacsi ka timi Wakiilka Somaliland ee Birmingham kuna socota Wasiirka Waasarada Warshadaha Somalilan -Qore: Dr. Abdirahman Cali Ubaxle
Soomaalida Kililka shanaad dagta ma fahmeen Mishinka Gaagaab mise ma fahmin? -Qore: Rujaal Jaamac Xasan Sheekeeye
´Ethiopian´ Puppets and High Traitors ruling Puntland, a Pseudo-state in Somalia. -Qore: Dr. Megalommatis,
AL-HIDAAYA ALLAH HANUUN BADNAAYAAA!!! -Qore: xuseen adan kaneec
Fikradihii hore/Latest Opinions::

 

Odayaasha Dhaqanka Beesha Hawiye Oo Ku Baaqay In Maamulo Ka Madaxbanaan Dowlada La Samaysto

Odayaasha Dhaqanka Beesha Hawiye ayaa shaaca ka qaaday in maamulo u gaar ah dadka soomaaliyeed ay samaystaan islamrkaana ka madax banaan dowlada KMG ah si ay u noloshooda u seefe gareeyaan .
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
   

::Wararka Kale/Other News::
Xafiis Cusub Oo Ay Shabakada Afnugaal ka Furatay Gobolka Shabeelada Hoose
Xafiiskan Cusub oo ay shabakada wararka madaxa banaan ee Afnugaal ka furatay gobolka shabeelada Hoose gaar ahaan magaalada afgooye ayaa waxaa xariga ka jaray Tifaftiraha Shabakada afnugaal yaasiin faytaan oo isagu dhowaanahanba ku mashquulsanaa sidii ay warbaahintu isugu balaarin lahayd gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan Gobolka shabeelada Hoose.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dowlada KMG ah Oo Ku Guuldaraysatay Inay Maamusho Qaar ka Tirsan Gobolada Koonfurta Iyo Bartamaha So
Maamulka Dowlladda KMG ah,Saraakiisha Ciidamada Dowlladda,iyo Ciidamada Ethiopia ayaa waxa soo wajahey caqabad aad u sarreysa ka dib markii Xoogaga ka soo horjeeda Dowlladda gaar ahaan ururka Al-Shabaab ay isku safeen Jidka dheer ee isku xira Gobollada Koonfureed iyo Magaalada Muqdisho,iyagoo halkaas ka ugaarsada Ciidamada Itoobiyaanka iyo Saraakiisha Dowlladda.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dowllad Goboleedka Koonfur-Galbeed Ee Ka Jirta Gobolka Bay Oo Weli Gadaal Laga Riixayo
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Magaalada Baydhabo uu ka socdo qorshayaal lagu doonayo in lagu dhiso Ismaamul goboleedyo ay yeeshaan ilaa iyo 6 Gobol oo ku yaalla Koonfurta-Galbeed Soomaaliya.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Hay'ada CEFA Oo Wada Sidii Loo Qodi Lahaa Kanaalka La Magac Baxay Liibaantii Qoryooley .
Sida uusoo werinayo weriyaha Shabkada afnugaal ee Gobolka shabeelada Hoose aadan Cusmaan (aadan bakoola ) ayaa sheegay In Hay'adda CEFA oo ka mid ah hay'ad Internaltional NGO Caalami ah oo laga leeyahay Dalka Taliyaaniga ayaa waxay Dayactir ka billowdey Kannaalka Caanka ah ee Liibaanta Qoryooleey,kaas oo howlgab ahaa muddo 15 sanadood ah,iyadoo kanaalkaas uu waraabin jirey Kumanaan Hektar oo Beero ah.
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Xuseen Wadadyare oo Afnugaal uga waramay arimo la xidhiidho Siyaasada Somaliland iyo Gobolka Sool
Waxa noo suurta gashay in aanu la xidhiidhno Mudane Hussein Mohamed Ali ( Hussein Wadaadyare) oo ah ku xigeenka safiirka Somaliland ee dalka Sweden, isla markaasna ah mudane xidhiidh la leh Jaaliyadaha Somaliland ee debeda iyo sidoo kale kuwa gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodlle, waxana aanu waydiinay mudanaha dhowar su'aalood, waana sidan.................
13-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dhexdhexaadintii xukuumada Somalialnd iyo asxaabta mucaaradka oo istaagtay.
Iyadoo muddo hadda gaadhaysa saddex isbuuc uu Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland C/raxmaan maxamed C/laahi (cirro) uu waday dhexdhexaadin ku saabsan sidii ay isku fahmi lahaayeen asxaabta mucaardka iyo xukuumada Somaliland ayaa waxa ay ku dhamaatay guul darro.
12-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Kooxaha mucaaradka ah oo ogolaaday inay hor fadhiistaan Dawlada iyo xaflad lagu furayo shirka oo soc
Waxaa lagu wadaa galabta inay ka dhacdo magaalada Jabuuti xaflad balaadhan oo lagu furayo shirka balaaran ee la doonayo in la isgu keeno Mucaaradka Dawlada KMG ah ee Somalia iyo Dawlada KMG ah kaas oo ay si wayn uga soo shaqeeyeen qaabka la doonayo in lagu dhameeyo khilaafkaasi Beesha Caalamka.
12-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Somalia oo maanta ay ka dhaceen qaraxyo kala duwan.
Waxaa maanta ka dhacay caasimada dalka Somalia ee Muqdisho qaraxyo kala duwan kuwaas oo lagu bartil maansanayay ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dawlada KMG ah ee Somalia kuna sugan caasimada waqtigaana marayay goobo kamid ah wadooyinka magaalada.
12-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
TACSI MARXUUN SACIID IBRAHIM X.DUCAALE INAALI LAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJICUUN
Anago ah Shabakada Wararaka ee Afnugaal.com Waxanu Tacsi Tiiraanyo leh uu dirayna Eheladiiiyo Qaraabadii uu ka geeriyoday Alle ha uu naxariiste SACIID IBRAHIM XAAJI DUCAALE oo ku Geeriyooday Magaalada Buuhoodle
12-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Khilaaf Cusub oo ka dhax qarxey Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellada hoose.
Maamulka Sare ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa waxa soo kala dhaxgaley Khilaaf Cusub,kaas oo ka dhashey arrimo fara badan oo isbiirsadey,waxaana Khilaafaadka Muuqda ka mid ah mid ka dhashey Xarigga dhowaan loo geysystey Guddoomiyaha Maxkamaddda Degmada Marka ahna Kusimaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Gobolka.
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Jaaliyada Dhulbahante ee Boston oo Cambaaraynasa walaalahayo Ogaadeeniya oo puntland Tigreega udhii
Anagoo ah Jaaliyada dhulbahante ee kunool magaalada Boston usa waxaan halkan ka cambaareynanaa falkii foosha xumaa ee waxashnimada ahaa maamulka puntland ugu gacan geliyey dad udhashay walaalahayo Ogaadeeniya Cadawga Tigreega arinkaas oo ah mid ka baxsan muslinimada Soomaalinimada bini aadanimada iyo tolnimada intaba waxaanu uga digana maamulka puntland in ay kawaan toobaan falal kan oo kale sidoo kale shacabka puntland waxaan kula talinanaa inay talaabo wax ku ool ah ka qadaan cidii ka danbaysayna falkan foosha xun waxaanu sidoo kale walaalahayo Ogaadeenia usheeganaa inaanu aad ugaxunahay arintan hiil iyo hoona lagarab taaganahay Iyaaga
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Magaalada Beledweyne Oo Ku Waaberiisatay Cutubyo Ciidamo Ethiopian ah Oo Dhexdeeda Gaafwareegaya
Sida uu soo werinayo weriyaha shabakada Afnugaal Ee Gobolka Hiiraan axmed Nuur (madaxey) ayaa sheegaya inay saaka ku waaberiisteen cutibyo ciidamo Ethiopian ah oo ku gadaaman magaalada xarunta u ah gobolka Hiiraan ee Beledweyne taasoo lagu arkayey Labada Buundo ee dhex mara magaaladaasi.
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Madaxweyne C/laahi Yuusuf Oo Saaka Goor Hore Soo Gaaray Caasimada Muqdisho.
Madaxweynaha dowlada FKMG ah ee soomaaliya C/laahi yuusuf axmed ayaa saaka kazoo degey garoonka Caalmiga ah ee Aadan cadde airport ee magaalada caasimada ah ee muqdisho iyadoo saaka ay Cidiamada Dowlada KMG ah iyo kuwa Ethiopia ay Xireren wadooyinka KM-4 ilaa iyo wadada Maka Al-mukarama ee aada xarunta madaxtooyada ee Villa soomaaliya .
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Gabay la magac Baxay Dhamac oo loo Tiriyey Puntland Ragii Ethiopianka la siiyey & Rooda (Afjano)
Gabaygan la magac baxay DHAMAC waxaa curisay Abwaanadda weyn Rooda Ibrahim Abdi Guray (Afjano) waxayna katirisay weerarkii ay maamulka Puntland ku qaadeen dadka Ogaadeenya ee ka dhacay Boosaaso iyo Garoowe 12/04/2008 - 22/04/2008.Hoos ka dheyso Codka
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Shirkii Dawlada KMG ah ee Somalia iyo kooxaha mucaaradka ah uga furmi lahaa maanta Jabuuti oo baaqda
Iyadoo shir ay Qaramada Midoobay ay doonaysay inay isugu keento mucaaradka Dawlada KMG ah ee Somalia iyo Dawlada kaas oo ay ka shaqaynaysay mudooyinkii u danbeeyay kana dhici lahaa Jabuuti kuna beegnaa maata uu baaqday.
10-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Hadii aad Cunto Tufaax Maalin Walba Hurdada ka hor Iyo maxaa ku Ogaysiiyay Timirtu waxay tahay ???
Mahad iyo amaan Allaah ayaa mudan oo iska leh, Rabiga Caalamiinka, amaan iyo nabad gelyona ha ahaato korkiisa Rasuulka Allaah iyo Ahalkiisa iyo Asxaabtiisa iyo mid kasta oo maray Jidkiisii oo ku hadaysma Hanuunkiisa ilaa iyo Maalinta Qiyaamaha
10-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Meydka Labo Qof Oo Rayid Ah Oo Saacado Yaalay isgoyska Korontada Oo Ay Diideen In La Aaso Ciidamada
Qarax Bam oo Nooca Gacanta laga Tuuro ayaa shalay Maqribnimadii waxaa lagu Weeraray Ciidamada Dowlada KMG ah ee fadhigoodu yahay Isgoyska korontada ee degmada wadajir ee magaalada Muqdisho iyadoo kadibna halkaasi ay isku weydaarsadeen tacshiirad Kooxaha Diidan joogitaanka Ciidamada shisheeye iyo siyaasada dowlada iyo Ciidamadaasi ka tirsanaa kuwa dowlada islamarkaana ay Ku geeriyoodeen labo qof oo la sheegay in ay rayid ahaayeen.
10-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.
Waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh looga dirahayaa dadka kala ah wiile cabdi faarax Afeey,Jibriil ciise xaabsay,muuse geele(muuse huur) oo todobaadkaan gudihiisa kugeeriyooday magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug,waxaana leenahay ilaahay janatul fardowsa haka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay katageena samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo,,aamiin aamiin aamiin.
10-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Shiikh Shariif Shiikh Axmed "Dowlad ma aqoonsanin wax shir ahna lama yeelan doono "
Hoggaamiyaha Isbahaysiga mucaaradka, Sh Shariif Sh. Axmed, ayaa sheegay inaysan dowladda KMG aqoonsaneyn, wax wadahadal ah oo toos ahna dhex mari doonin.iyaga iyo KMG AH
10-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Bayaan Ka soo Baxay Beesha Maxamed Cumar oo ku Saabsan Ragii loo gacan galiyey Ethopia.ee Ogaadeen
Waxaa shir isugu yimid Nabdoona iyo wax garadka beesha Maxamed Cumar maantay oo ay taariikhdu tahay 5/5/2008 shirkaas oo ka dhacay magaalada Galkacyo ayaa lagu lagu falanqeeyey arintii foosha xumayd oo ka dhacday dagaanka Puntland Gaar ahaa Gobolka mudug falkaas oo ay beeshu u aragtay inuusan ahayn fal laga aamusi karo.
09-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Walaal Ma Xasuusan karta Geeridi Nabigeena Iyo Xanuunkisii C/S/W ?
Nebigu wuxuu Jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu Booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu Horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa Xanuunkiisii cuslaaday.
09-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dagaal Xoogan Oo Shalay Galab Gaabkii Ka Dhacay Wadada Maka-almukarama Ee Degmada Waaberi
Afhayeenada Ciidamada Booliska iyo Maxkamadaha Islamka ee Somalia ayaa waxaa midba mid kale sheegtay in dagaalkii shalay galinkii dambe ka dhacay degmada Waabari ay ka soo hooyeen guulo iyadoo saakay xaaladu tahay mid degan.
09-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Col: Axmed Cabdi Xaabsade oo booqasho ku Jooga Boorama (Maxay Tahay Ujeedada Safarkiisu)
Waxaa magaalada Boorame ee gobolka Awdal boqasho ku jooga wefdi uu hogaaminayo Col: Axmed Cabdi Xaabsade,weftigaas oo isugu jira golayaasha guurtida iyo Baarlamaanka Somaliland kuwaas oo dhamaantood ka soo jeeda gobolka Sool.
09-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Wadahadlo beri uga furmaya isbaahaysiga xoreynta Soomaaliya iyo Dawlada Yuusuf Jabuuti.
Magaalada Jabuuti ayaa waxa ku sugan wufuud ka socota ururka dib-u-xoreynta Soomaaliya ee ARS,iyo xubno ku socda dawlada kumeelgaadhka ah ee Soomaaliya,kuwaas oo la filayo in la wada hadalsiiyo.
09-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Baarlamaanka FKMG ah Oo Qaarkood Wadaan Mooshin Ka Dhan Ah Raysal-wasaare Nuur cadde
Qaar ka tirsan baarlamaanka FKMG ah oo ku sugan magaalada baydhabo ayaa la sheegayaa inay u tafaxeyteen sidii ay ugu ololayn lahaayeen Mooshin cusub oo xilka lagaga qaado Raysalwasaare Nuur xasan Xuseen (nuur Cadde).
09-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Bayaan ka soobaxay beesha Biciidyahan oo lagu canbaaraynayo nimankii ONLF ee cadowga loo dhiibay.
Baaqan oo ka soo Baxay : Isimada, Aqoonyahanada, dhalinyarada- Beelaha Rer Bicidyahan ee ku nool caalamka oo idil.
09-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dagaal u dhexeeya beesha Axmed Harti(Dashiishe) iyo ciidamada Puntland oo ka socda Boosaaso.
Waxaa ka socda degmada Boosaaso dagaal la isu adeegsanyo hubka noocyadiisa kala duwan,kaasoo u dhaxeeya malayshiyo beeleed ka soo jeeda beesha ugu badan magaalada Boosaaso ee Axmed Harti(Dashiishe) iyo ciidamada dawlada Puntland oo u badan beesha Majeerteen.
09-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Wafti odayaal reer Sool ah oo booqday Jaamacada Camuud,iyo iskuulada kale ee Boorame.
Boorame-Wafti odayaal reer Sool ah oo ka soo kicitimay magaalada Laascaanood ayaa safar ku jooga degmada Boorame ee gobolka Awdal.Odayaasha oo halkaas u tegey inay soo indha-indheeyaan xaalada waxbarasho ee gobolkaas ayaa waxay maanta booqasho ku tageen jaamaca Camuud ee magaalada Boorame.
08-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Gaadhi laga lahaa Hargeysa oo laga afduubtay duleedka Buuhoodle oo ciidamada Itoobiya soo furteen.
Saaxdheer(AN)-Hawlgal ay si wadajir ah u sameeyeen ciidamada Somaliland iyo kuwa Itoobiya ayaa ku guulaystey inay soo furtaan gaadhi nooca Lancruiserka ah oo dhowaan laga soo afduubtay meel u dhexaysa Buuhoodle iyo Qoilugud ee gobolka Buuhoodle.
08-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Ururka wadamada islaamka ee (OIC) oo kulan looga doodayo xaalada Soomaaliya ku yeelanaya Sanca.
SANA'A, May 08 (AFNUGAAL) - Waftiyo ka socda ururka Islaamka ee Organization of Islamic Conference (OIC) ayaa maanta isugu imaanya magaalada Sanca ee wadanka Yeman si ay uga xaajoodaan xaalada foosha xun ee ka taagan Soomaaliya.
08-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Magaalada Jowhar Ee Xarunta Shabeelada Dhexe Oo Loo Sameeyey Ciidamo Madani ah
Waxaa Dhowaanahanba Ku hareeraysnaa magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe Xoogaga Midowga maxaakiimta Kuwaasoo maalin ka hor ka sameeyey magaaladaasi Howlgalo amaanka lagu sifaynayo islamarkaana kusoo qabqabtay Burcad dadka jidka u geli jiray iyagoo isla Magaaladaasi Jowharna U sameeyey Ciidamo Wata dirays U gaar ah Oo Madani ah .
08-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dadka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda beesha Ogaadeen oo ka qaxaya Puntland.
Laascaanood-Waxaa si xawli ah uga yaacaya magaalooyinka uu ka taliyo maamulka Puntland dadka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda dhulka Ogaadeeniya,kuwaas oo isugu jirey macalimiin quraan,ganacsato,qaxooti ka soo qaxay wakhti hore dagaalada ka socda Itoobiya iyo weliba kuwo noloshoodaba ku qaatay gobolada Bari,Nugaal,iyo,Mudug.
08-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Home Tears for a Foreign Fight.Somali families in Rochester.
ROCHESTER, MN -- Sixteen years of civil war, much of it hidden from American eyes. Now this war, half way around the world, is hitting one Rochester family with the worst kind of pain.
08-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 
Dagaal Culus Oo Laysu Gabal Dhacsaday Oo Ka Dhacay Deegaano Ka TIrsan Gobolka Hiiraan.
Dagaal xoogan Oo u dhexeeya Xoogaga golaha maxaakiimta islaamka soomaaliyeed iyo Ciidamada Ethiopia ayaa shalay ku dhex maray deegaanada buuraleyda ee Nuur fanax iyo garasiyaani oo kawada tirsan gobolka Hiiraan Halkaasoo ay ka dhasheen dagaaladaasi Khasaare nafeed iyo mid kaleba .
08-May-2008 ::Warkii oo dhan::
 

 

::
::Waraysiyada/Audio::
 Waraysi Maxamed Cabdi Xaashi.
 Heesta maanta-Dardaaran

::AfnugaalTV::::::::
Other News